Welcome To Asargeo Academy
Ka baro asargeo
xirfad/aqoon tayo leh
Ka baro asargeo academy GIS iyo Remote Sensing.

Schedule
Learn at your own pace, anytime, anywhere.

HD Lectures
Enjoy clear and engaging HD video lessons.

24/7 Support
We're here to help, anytime you need us.
Popular Courses
Academic Programs
Sideed course u iibsan kartaa?
Muuqaalkan gaaban ka ogow qaabka aad u iibsan kartid koorso iskagana diiwaan galin kartid madasha Asargeo Academy.
Testimonials
What our students say
Run ahaantii koorsooyinkaan Waxaan raadinayay in badan sababta oo ah muu jirin qof soomali ah oo u diyaariyay sida ustaad yasin alla ha barakeeyo guuulayso ustaad.
Casharada GIS iyagoo Afkeena lagu baranayo inbadan baan raadinaayay, maalin uunbaan sikedis ah Facebook kasoo raacay website Aargeo Academy, intaan kafilaayay inkabadan ayaa ka faa’iiday, Ustaad, Eng.Yasin aadbaan kaaga mahadcelinayaa aqoonta aan kaa faa’iiday.
Waxaan aad ugu mahadcelinayaa Machadka Asargeo Academy Iyo Macalin Eng. Yasin Said oo runtii aan ka baratay GIS Courses Levels kaladuwan, aan mudo badan raadinaayay sidaan kuhelilahaa, waxaase ii suurta geliayay Asargeo Academy hab Online ah, aniga oo wadankale jooga ayaan kubartay siwanaagsan. thanks Eng. Yasin
Join Us Today
At Asargeo Academy, we believe that education is the key to unlocking a brighter future. Whether you’re looking to start your career, advance your skills, or explore new opportunities, we are here to help you achieve your goals. Join us and be part of a community that is making a difference in the world.

We strive to provide highest quality education in the field of Geographic Information Systems (GIS) and Remote Sensing (RS).